Jimcahan manta wax sidaas ah wax kama qori
doono. Waxan shalay, Khamiis soo gaadhay
Brussels, caasimada Belgium. Halkan oo aan ku qadan doono fasaxayga easter-ka. Waa
markii labaad ee aan Brussels imaado. Waxa Markan cusub wiil Somaliyeed oo aan
Gayromeo iska barangay ayaan la kulmay oo shalay ilaa manta aan wakhti wada
qadanay. Xalay ma bixin oo Hotel-kayga ayaan iska jogay lakiin cawa ayaan
baxaya. In kasta oo bari asxaab kale oo Paris iyo London ka imaanaysa igu soo
biiri doonto. Waxa xiisaha leh ayaa waxay tahay, Weekend-gan waxa Brussels
marti galinaysa, Xaflad khaniis oo ka mid ah kuwa EU ugu waaweyn oo ay iskugu
imaadan, dadka murqaha waaweyn iyo wiilasha qurqurxoon. Marka xaal-ku waa ku
qabso ku qadi mayside. Waxan deganay Center-ka magalada. Marka aan Grindr-ka
furo waxad arkaysa tobaneyo dalxisaal xaflada u imaaday iyo lamanayaal iyaguna
xaflada u imaaday. Marka waxan filaya Weekend in heer-ka mayiikada iyo wasmada ee Brussels
aad u sareeyo. Waxan dhamaantiin idiin rajaynaya weekend fican iyo wakhti
wanaagsan.
Qalinkii: Ahmed Somali
Wixi aragti ah, talo ama faalo ah, halkan ku soo gudbi ama email ahaan igu soo dir:
handsomeswed@gmail.com
https://twitter.com/Somali_Gay
https://www.facebook.com/iiwaydii
No comments:
Post a Comment